Wasiir eedeymo kulul u jeediyey ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab

Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyey dil habeen hore ciidamada kumandoska Somalia ugu geysteen degmada Wanle-weyn Macallin Nuur Cismaan Bilaal. Xiisad ka dhalatay dilka Macallin Nuur ayaa wali taagan, waxaana magaalada ka dhacay dibad baxyo looga soo hor jeedo dilkaas. Macallinka la dilay oo ka mid … Continue reading Wasiir eedeymo kulul u jeediyey ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab